Codsiga Deeqda Waxbarasho (Scholarship) ee dalka Turkiga sanadka 2015

turki Codsiga Deeqda Waxbarasho (Scholarship) ee dalka Turkiga sanadka 2015   Salaan Soomaalinnimo ka dib, waxaan halkan idiin kugu soo gudbinayaa arrin muhim ah, oo la xiriirta sida loo helo codsado aqbalka deeqo waxbarasho dalka Turkiga. Wax ku baro dalka TURKIGA   Codsiga DARAJOOYINKA heerka 1aad ee jaamacadeed ee jaamacadeed(Masters) iyo Diktoora (Ph.D) waxay furmayaan bisha FEBRAAYO 01 illaa 28ka Maarso sanadkan 2015. Deeqdaan waxada ka codsan kartaan Web-ka rasmiga ah www.turkiyeburslari.gov.tr.(webka kolkaad gashaan dhanka midig ee kore calanka INGIRIISKA ku dhufo, si aad INGIRIIS ugu bedesho). Dhammaan ardada ka soo qalinjebisa heerarka kala duwan ee waxbarashada sida: Dugsiyada Sare (Secondary/High school), Heerka koobaad (undergraduate/bachelor) iyo heerka labaad ee jaamacadda (Masters) ayaa soo codsan kara. Shuruudaha codsiga waxaa ka mid ah: 1) Shahaado jaamacadeed oo sax ah, 2) Warqada darajooyinka/buundooyinka(Transcript), 3)Baasaboor sharci ah(aan dhacsaneyn), 4)Tixraac xoog leh (ugu yaraan 3 qof oo mansab iyo magac leh), 5) Haddaad soo shaqeysay, caddeyn khibradeed (Experience Letter). Waa Muhiim. 6) Warqad talo bixin ah (recommendation letter), 7) Haddaad daraasad sameysay/journaallo, cilmiyadeed daabacday caddeynteeda (aad ayay muhiim u tahay). F.G: Haddii aad goordhow Iskuul ama jaamacad ka soo qalinjebisay, balse, shahaado aadan haysan shahaado caddeeneysa inaad jaamacad dhammeysay (PROFESSIONAL CERFICATE) kasoo qaado jaamacaddaada. Dhammaan wixii macluumaad la xariira qaabka codsiga, shuruudaha codsiga, fursadaha waxbarasho iyo jaamacadaha dalkan Turkiga, fadlan WEB-ka aan kor ku soo xusay ama FACEBOOK PAGE (turkiye Burslari) booqo. “Qolo gaara ma lahane Yaan lagaa qadinnin!E-mail: habesane@gmail.com Facebook: Abdelnor Dahir AYAAN WACAN DHAMMMAANTIIN. WALAALKIIN: Abdelnor Dahir

Advertisements

8 Comments

  1. aad ayaa u mahsantihiin dhamaan qof walbo oo ka qayb-qaatay quritaanka codsigaan lkn waxaan qawaaa dhaliilo waayo shuruudaha qaar wax socunayo ma-ahan waayo aad bay u adag yihiin qaargood mala awoodo……hye

  2. MASHA AALLAH ajirxasaan farabadan allaha siiyo waana ugu bahad celineyna dadkii deeqahaas waxbasho kaqeyb qaatay lkn waxaan rabaa inaa wax codsado codsigaaso ah dadka deeqaha bixinaayo meel lagu abaaro maleeyihin si aan ugu geeyo sharuudihii oo dhan mahadsanadiiin

    xasan faaragh

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s