Bashiir M. Xersi

Aragti suubban iyo eray suugaan

I la xariir

Magaca: Bashiir M. Xersi

Email: brdiraac@hotmail.com

Website: http://www.bilediraac.wordpress.com

3 thoughts on “I la xariir

  1. ASC Mr Bashir, waxan ahay nin xiiseeya faalooyinkaaga oo isku howla waliba. Ma waxaa jira wax kale oo aad rabto in aqristayaashuudu kula wadaagaan markii laga reebo in ay aqristaan faalooyinkaat soo dhigto.

    1. Salaaman.
      Cabdulqaadir, aad baan kaaga mahadcelinayaa farriintaada iyo waliba weydiintaada. Run ahaan hadda kuma dhihi karo wax gaar ah ayaan ka doonayaa, balse, haddana, waa fiicnaa lahayd, haddii ay jiri karaan wax ay iyagu ila wadaagayaan, waan soo dhaweynayaa, maxaa yeelay, anigu wixii aan u arkay muhim yihiin anigu waan soo bandhigay, taa oo aan iyaga ka filayo wixii falgal iyo ah falcelin.
      MHDsnaid.
      Bashiir

  2. Walaal waxaan kaaga mahadcelinayaa faalooyinka qiimaha iyo wadaniyada leh ee aad mar walba Nala wadaagto.

Comments are closed.